Sign in to follow this  
Deeq A.

Ururka Suxufiyiinta Puntland oo Doortay Guddoomiye Cusub, Iyagoo Guddomiyihii Hore Eryay

Recommended Posts

Deeq A.   

Ururka Saxafiyiinta Puntland ee MAP ayaa guddoomiye u Maxamed Daahir Ceynsane oo ahaa guddoomiyihii hore ee ururkaas,halka guddoomiye ku xegeenna ay u doorteen Maxamed Deeq Cabdalle.

Sidoo kale Xagyaha guud iyo khasnajiga ayaa loo kala doortay laba hablood oo kala ah Naciimo Muuse Dalaf, iyo Khadra Waaberi Ciise.

Doorashadan oo ka dhacday magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa ka qeyb-galay saxafiyiin kala duwan oo ka kala yimid deegaanada Puntland.

Ururka MAP ayaa kamida ururada ugu dalka Soomaaliya ee ay howl-wadeenno warbaahineed ku mideysanyihiin, waxayna u olo-oleeyaan xuquuqda iyo tababarista wariyaasha.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this