Deeq A. Posted April 18, 2024 Ciidamada Qalabka Sida ee Kenya(KDF), ayaa shaaciyay in Hilokobter ay saarnaayeen 12 Qof ay ku burburtay Sindar galbeedka Kenya Ciidankan oo u socday in ay soo indhoindheeyaan goobo horleh ciidamada la dejiyo ayay la buburtay Hilikobterka iyada oo ay ugu yaraan 5 sarkaal ku naf waayeen. Dadka qaar oo ka badbaaday ayaa lagu waramayaa in loo qaaday Caasimadda Nairobi. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites