Deeq A. Posted April 8, 2024 Dawladda Sucuudiga ayaa ku dhawaaqday in aan la arag bishii Shawaal taa darteedna la dhammaystirayo 30 ka bisha Ramadaan. Xukuumadda Somaliland ayaa la filayaa inay goor dhaw ku dhawaaqdo inay barri ciid tahay in la soomayo. Source Share this post Link to post Share on other sites