Deeq A. Posted March 31, 2024 Eedaysane Maxamed Farxaan Jamac oo ahaa darewalkii waday baaburkii jiidhay ilmaha yar ee 9 jirka ah ayaa laga soo qabtay Magaaada Burco kadib markii uu baxsaday isla habeen hore. Ciidanka boolisku waxay sheegeen inay hore uxidheen baaburkii shilka gaystay. Ciidanka booliska ayaa sheegay inay sidoo kale inay ku daba-jireen koox dhalinyaro ah oo la socotay eedaysanaha markii shilku dhacay Hawl-gal qaatay mudo 24 saacadood ah ayaa lagu soo qabtay eedaysanaha iyo baaburkii uu watay , waxaa arinkaasi loo xidhay in ka badan 300 gaadiid ah . Source Share this post Link to post Share on other sites