Sign in to follow this  
Deeq A.

Raysal wasaaraha Itoobiya iyo madaxweynaha Soomaaliya oo ku kulmaya dalka Jabuuti

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladda Jabuuti ayaa war cusub kasoo saartay xiisadda diblumaasiyadeed ee u dhexeysa dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhalatay heshiiskii taariikhiga ahaa ee dhinaca badda ee ay wada gaadheen Abiy Axmed iyo madaxweynaha Somaliland.

Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf oo wareysi siiyay MM Somali TV ayaa shaaca ka qaaday in kulan u dhexeeyo Xasan Sheekh iyo Abiy uu martigelinayo dalkiisa, balse ma shaacin goorta uu dhacayo.

Maxamuud Cali Yuusuf ayaa xaqiijiyay in kulankan uu daba socdo kulan kale oo ay hore ugu yeesheen dalka Kenya, sida uu hadalka u dhigay, halkan hoose ka daawo

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this