Deeq A. Posted February 28, 2024 Cabdiwaaxid Cabdiqaadir, latalihii madaxweyne Biixi, ee arrimaha Bulshada Somaliland ayaa tegay magaalada Muqdisho, isoo la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan dawladda Soomaaliya. Cabdiwaaxid, ayaa la sheegay in uu todobaadkii hore gudbiyay iscasilaadiisa xilka uu hayay xukuumadda Somaliland. Siyaasigan ayaa ka soo jeeda gobolka Sool gaar ahaana degmda Adhicaddeeye. Source Share this post Link to post Share on other sites