Deeq A. Posted February 4, 2024 Garoomada diyaaradaha degaannada Puntland ayaa laga mamnuucay diyaadadaha aan duuliyaha lahayn (Drones-ka) ee loo isticmaalo muuqaal duubista. Qoraal ka soo baxay wasaaradda duulista Hawada Puntland ayaa lagu mamnuucay im gebi ahaanba diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drone-ka yimaadaan xayndaabka garoomada Puntland. Wasaaradda duulista Hawada iyo garoomada Puntland ayaa sheegtay in go’aankan uu ku salaysan yahay ilaalinta iyo hubinta ammaanka duullimaadyada rayidka ah ee Puntland. Halkan ka akhriso qoraalka PUNTLAND POST The post Garoomada Puntland oo laga mamnuucay diyaaradaha Drones-ka appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites