Sign in to follow this  
Jumatatu

Somali people need us..Ethiopian Ambassador

Recommended Posts

Jumatatu   

Safiirka Itoobiya u qaabilsan arrimaha dalka Soomaaliya oo sheegay in ciidamo ka socda dalkiisa imaan karaan soomaaliya marka ogolaansho laga helo Baarlamaanka Federaalka

 

Safiirka Dowladda Itoobiya u qaabilsan arrimaha dalka soomaaliya ayaa sheegay in ciidamo nabad ilaalin ah oo la keeno soomaaliya ay ku xiran tahay sida Baarlamaanka federaalka KMG ah ee soomaaliya u ogolaado, isagoo sheegay in dalkiisu diyaar u yahay inuu ciidamo u soo diro soomaaliya.

 

:in Soomaaliya ciidamo u soo dirno waxay ku xiran tahay ogolaansho laga helo Baarlamaanka iyo Dowladda Soomaaliya"ayuu yiri Danjire C/siis Axmed oo Itoobiya u qaabilsan arrimaha dalka soomaaliya, wuxuuna ka hadlayay wararka Maalmahan la sheegayay ee ahaa in Ciidamo Itoobiyaan ah imaan doonan gudaha dalka soomaaliya.

 

Danjire C/siis oo haatan ku sugan magaalada Nairobi ayaa sheegay in Kenya diyaar u tahay inay ciidamo keento soomaaliya, isagoo meel iska dhigay hadal daraad ka soo yeeray Wasiirka arrimaha dibadda ee Kenya kaas oo sheegay in Kenya ka hartay ciidamada la keenayo soomaaliya.

 

Wuxuu muujiyay rajo ah in Baarlamaanka soomaalida ogolaan doona in Ciidamo Itoobiyan ah la keeno gudaha dalka, taas oo uu ku fasiray in shacabka soomaaliyed muhiim u tahay

 

 

Notice how confident the ambasador is. Seems we are wactching long held plans unfold. Now whether it will actually work or will be realised only time will tell. the ambassador and the government he represent are mute to the idea that their plan will have a serious repercussion. Pity the ingredients for an outbreak of another Somali civil-war is been brewed and most of us are blind to it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this