Deeq A. Posted January 7, 2024 Tan iyo sanadkii 1516kii Soomalia waxay loolan la diiwaan galiyay kula jirtay gumaystaha cad iyo midka madaw oo lahaa wajiyo kala duwan adeegsanayayna tabo kala duwan. Haseyeeshee wajiyadaas iyo tabahaas kala duwan waxay kuwada biyo shubanayeen hal meel oo ah; daciifinta iyo burburinta Soomaalia, ka dibna qabsashadeeda iyo la wareegideeda. Source: Hiiraan Online Share this post Link to post Share on other sites