Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo shaaciyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashada Puntland ayaa goordhawayd ku dhawaaqay liiska 66-da xildhibaan ee Baarlamaanka 6-aad ee Puntland.

Warbaahinta madaxa bannaan ayaa loo diiday tabinta shaacinta liiska xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland, iyadoo kaliya loo ogolaaday warbaahinta dowladda.

Hoos ka akhriso magacyada xildhibaanada cusub ee Puntland.

FB_IMG_17040697697914344.jpg?resize=720% IMG-20240101-WA0004.jpg?resize=720%2C991

PUNTLAND POST

The post Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo shaaciyay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this