Deeq A. Posted January 1, 2024 Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashada Puntland ayaa goordhawayd ku dhawaaqay liiska 66-da xildhibaan ee Baarlamaanka 6-aad ee Puntland. Warbaahinta madaxa bannaan ayaa loo diiday tabinta shaacinta liiska xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland, iyadoo kaliya loo ogolaaday warbaahinta dowladda. Hoos ka akhriso magacyada xildhibaanada cusub ee Puntland. PUNTLAND POST The post Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo shaaciyay appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites