Sign in to follow this  
Castro

Heavy fighting erupts in Mogadishu

Recommended Posts

Castro   

Tue. November 27, 2007 04:00 pm.-

By Mohamed Abdi Farah.

 

(SomaliNet) Armed clashes between Somali’s interim government troops along with the Ethiopian forces and local insurgent groups have renewed in Mogadishu, the capital of Somalia on Tuesday night, witnesses said.

 

The latest gun battle broke out around 7:00 pm local time in different locations in the capital where the fighters of the Young Islamic Movement known as ‘Al-Shabab’ launched attacks on the positions of the allied forces.

 

The sound of the artillery weapons could be heard and rocked the battle zones and mounted concern on the civilians.

 

 

It is not yet clear the casualty on the rival sides as the fighting continues around Bakara market area and on Industrial road exchanging heavy weaponries.

 

In a statement posted on Islamic website, the Al-Shabab claimed the responsibility for tonight’s attacks on the bases of the allied troops.

 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

Somalia offensive after attacks

 

Ethiopian-backed Somali government forces have launched an offensive against insurgents after simultaneous attacks in the capital, Mogadishu.

 

At least six Ethiopian bases in the city were targeted on Tuesday night by Islamists. Casualties are not known.

 

Correspondents say rocket-propelled grenades, hand grenades and machine guns were used in the attacks.

 

The attacks came after Ethiopia's prime minister said his forces cannot withdraw from the conflict in Somalia.

 

Meles Zenawi said he had expected to withdraw his soldiers earlier in the year, once the Islamists had been driven out of Mogadishu.

 

But he said not enough peacekeepers had arrived and divisions within the Somali government had left it unable to replace the Ethiopians.

 

Their presence is unpopular in Mogadishu. Earlier this month, insurgents dragged the bodies of Ethiopian troops through the city.

 

Hunt

 

The attacks took place simultaneously at about 1930 local time on Tuesday night.

 

At least six Ethiopian army bases came under fire:

 

* In the north of the city at two former factories and at Ex-Control intersection

* In the south of the city at the football stadium and an army camp

* In the central Bakara market district where there are bases along the main road.

 

There are reports of another attack at around midnight, although details have not been confirmed.

 

It has not been confirmed whether there were casualties, although eyewitnesses reported seeing a dead body near one of the bases in the north.

 

Correspondents say troops have been sent to northern and southern suburbs to hunt down the insurgents.

 

The BBC's Mohammed Olad Hassan in Mogadishu says Ethiopian lorries and tanks can be seen patrolling the streets.

 

Those civilians that have not fled the city are remaining indoors, he says.

 

The UN refugee agency says 60% of Mogadishu residents have left their homes, including 200,000 this month, following the latest clashes between insurgents and the Ethiopian-backed government.

 

Our correspondent says the insurgents say they have been encouraged by the admission by Mr Meles that his forces were becoming bogged down in Somalia.

 

On an Islamist website, the insurgents said they were winning the struggle, and called for further attacks on the Ethiopian forces.

 

Only 1,600 Ugandan peacekeepers have arrived, from a planned 8,000-strong African Union force.

 

Somalia has not had a functioning national government since President Mohamed Siad Barre was overthrown in 1991.

 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Ethiopian Troops Go On Revenge Killing in Matabaan, Hiiraan.

 

 

Ciidamada gumeysiga itoobiya oo dad ku laayay degmada Matabaan ee G/Hiiraan

Beerdhiga 27.11.2007 14:21

 

Ciidamada gumeysiga Itoobiya ayaa waxa ay dad ku laayeen degmada Matabaan ee ka tirsan gobolka hiiraan kuwaas oo si aan loom meel dayin dadka rasaas ku bar tilmaadeedsanayay.

 

Dadka ay ciidamada gumeysig dileen ayaa waxa ay gaarayaan ilaa 5 qof oo ahaa dadka ku dhaqan degmada halka uu dhaawac soo garaay tiro kale oo aaan si rasmi ah loo hayn.

 

Xasuuqan ay geysteen ciidamada gumeysiga ayaa u muuqday mid ay kaga aar goosanayan dadka degaanka dagaalkii ay la galeen Xoogaga Muqaawamada oo ciidami badan looga laayay loogana gubay ilaa 2 gaari uu uuraalo ah.

 

Dhanka kale waxaa saaka haawanaya oo ay dadkii ka bara kaceen tuulooyin kuteedsan laamiga oo ey kamid tahay degmada matabaan ,goofado, bacda, beer gadiid, Kalabeyr iyo kuwo kale.

 

Ciidamada gumeysiga oo shalay kasoo ruqaasaday sedax dhinac oo kala ah guriceel Beled Weyne iyo Feer Feer ayaa u dhaqaaqay goobo ey kutuhmayeen Xoogaga Muqaawamada soomaaliyeed oo kuyaala inta udhaxeysa gobolada hiiraan iyo Galgaduud.

 

Ciidamadan ayaa laxaqiijiyay saaka iney u gudbiyeen dhinaca feer feer gaadiid kii laga gubay iyo dhaawaco aad ubadan iyagoo bidhaan arag utooganaya dadaka kusugan goobihii ay sii marayaan.

 

Weerarada iyo qaraxyada lala beegsanayo ciidamada gumeysiga eek u sugna gobolada Hiiiraan ayaa ahaa kuwo marba marka ka dambaysa sii xoogaysanayay taboyaal cusubna isku badalayay dhaliyayna dhimashooyin iyo dhaawac badan in ay soo gaaraan ciidamada gumeysiga.

 

 

www.Beerdhiga.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Ethiopian Troops Attacked On Their Way To Guriceel, Central Somalia.

 

Ciidamada gumeysiga oo xalay dhexda loo galay iyagoo ku sii jeeday dhanka gobolada dhexe ee Dalka.

Beerdhiga 27.11.2007 08:48

 

Ciidamada gumeysiga Itoobiya ayaa waxaa dhexda u galay Xoogaga Muqaawamada soomaaliyeed xiligaa o ay ku si jeedeen magaalada Guri Ceel ayna ka soo ruqaansadeen dhanka Balad weyne ee gobalka Hiiraan.

 

Dagaalkan dhabo galka ah ee ay Xoogaga Muqaawamadu ku qa waxaana dhawaqa rasaasta laga maqlayay goobta lagu dagaalamayay ilaa 8:00 fiidnimo.

 

Dagaalka ayaa markii hore waxaa uu ku bilowday minooyin iyo qoryaha garbaha laga rido kuwaas oo markii dambe sii balaadhay layskuna adeegsaday hubka noocayadiisa kala duwan oo ay ku jiraan kuwa daran dooriga u dhaca iyo walxaha qarxa.

 

Ilo ku dhow dhow Xoogaga Muqaawamada Soomaaliyeed ayaa Beerdhiga u sheegay in dagaalku uu ahaa mid la sii qorsheeyay ayna Xoogaga Muqaawamadu ka war heleen ciidamada gumeysiga ee ka soo baxay dhanka gobolka Hiraan kuna sii jeeday dhanka gobolka Gal Guduud gaar ahaan magaalada Guri Ceel.

 

Ilaahaas aya intaa ku daray in bilowgii dagaalka oo ahaa miinooyin lana arkayay ilaa 2 gaadhi oo ay miinadu si fiican u baabi'isay sidoo kalena ay miinoyinkaas waxyeelooyin u geysteed gawaadhidii ka ag dhawaa kuwa miinadu haleeshay.

 

Lama oga ilaa iyo hadda khasaaraha dhabta ah ee ciidamada gumeysiga ka soo gaaray dagaalkii dhabo galka ahaa ee ay xoogaga muqaawamadu ku qaadeen, waxaase la filan karaa khsarooyin naf iyo maalba leh oo soo gaaray ciidamada gumeysiga in ay jiri karaan.

 

Dhanka kala warar ay Beerdhiga ka heshay deegaanada ku dhow dhow goobta lagu dagaalamayo ayaa sheegay in ay arkeen ciidamada gumeysiga oo ku dhex yaacay howdka kuwaas oo waxay arkaanba iska xabadaynaya, sidoo kalena ay arkayeen ciidamada gumeysiga oo 3 gaari oo dhaawac iyo madad saaran yihiin ula soo noqday dhankii ay markii hore ka imaadeen.

 

Isku soo wada duuboo waxaa in dhawaanahan ahba soo badanayay dagaalada tooska ah ee lagu bar tilmaameedsanayo ciidamada gumeysiga kuwaas oo hadda dara dar xoog leh la soo baxay iyadoo ay jireen khasarooyin badan oo ciidamada gumeysiga kasoo gaaray weerarada iyo qaraxyada kaga imaanaya Xoogaga Muqaawamada soomaaliyeed.

 

www.Beerdhiga.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this