Sign in to follow this  
General Duke

Col,al-qadaafi of Libiya recognises the new Somali government

Recommended Posts

MADAXWEYNAHA LIIBIYA OO AQOONSADAY MADAXWEYNAHA IYO XUKUUMADA CU-SUB EE SOO-MAALIYA.

 

Col,.mucar al-qadaafi madaxweynaha jamaahiirta liibiya oo dhabaal soo gaarsiiyay gudiga IGAD ee daadihinaya shirka soomaalida ee gaba gabada taagan ayaa ku sheegay dhabaalkiisa in uu si buuxda u aqoonsanyahay dowlada cusub ee soomaaliya iyo madaxweynaha ay dorteen soomaalida Col.C/laahi yuusuf Axmed.

 

Sidoo kale Col. Qadaafi ayaa ka dalbaday dowladaha safka hore ee IGAD in ay gacan weyn ku siiyaan xukuumada cusub sidii ay cagaheeda isugu taagi laheyd ayna howsha ku wadaan si ay hada ku awadaan iyagoon ku caajisin isla markaasna aan dayacin guushaa ay ku gaareen ee ah in ay qabyada ka bixiyaan.

 

xaajood dowladdu diyaar ula tahay†ayuu yiri Col. C/llaahi Yuusuf oo ku baaqay in la soo celiyo midnimadii muqaddas ka aheyd ee Soomaaliya..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Phone call between the Leader and president of Somalia

 

2004-10-16/ A telephone call was conducted between the Leader of the Revolution and President Abdullah Yusuf, the new President of Somalia, during which he congratulated him on his selection as president of Somalia.

 

President Abdullah Yusef expressed during the phone call his pride and appreciation of the continuous efforts of the Leader and the pioneering role he played for long years, for reconciliation and national unity of the various Somalis parties, and restoring peace and stability to this African country.

 

Libyan Jamahiriya Broadcasting Corporation WWW.LJBC.NET

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this