Sign in to follow this  
GAAROODI

Xarakaadka Ganacsiga Wajaale oo Kor u Kacay iyo Dhaqdhaqaaqyo is barkaday

Recommended Posts

GAAROODI   

http://www.qarannews.com/index.php?option=com_content&task=view&id=6648&Itemid=62

 

Xarakaadka Ganacsiga Wajaale oo Kor u Kacay iyo Dhaqdhaqaaqyo is barkaday

 

Written by Qarannews

Dec 11, 2009 at 03:02 PM

 

 

Wajaale,(Qarannews)-Magaalada Tog-wajaale oo ayaa dhaqdhaqaaqa ganacsi oo xoogani ka socdaa, ka dib xayiraad ka qaadistii xoolaha uu Sucuudigu ka qaaday xayiraadii saarnayd, talaabadaasi waxa ay keentay in dhaqdhaqaaqii ganacsi ee Sayladda magaalada Tog-wajaale ay kor u kaceen qiimihii lagu kala iibsan jiray xoolaha. Waxaa wakhtigan magaaladaasi oo ku taala soohdinta Somaliland iyo Itoobiya ay wadagaan waxaa mara gaadiidka xamuulka ah ee soo qaada raashinka mucaawimada WFP ay dalka Itoobiya ugu tallo-gashay inay rarkaasi gaadhsiiyaan goobo ka mid ah Itoobiya kuwaasi oo magaalada Dekeda Berbera ee Somaliland ay gaadiidkaasi ka soo daabulaan.

 

 

Gaadiidka xamuulka ah ee raashinka mucaawinada WFP geeya dalka aynu deriska nahay ee Itoobiya waxay isugu jiraan gaadiid ay leeyihiin dadweyne Somaliland ah iyo tiro yar oo gaadiidkaasi ah waxaa mulkiyadiisa leh dad reer Itoobiyaan ah waana guul weyn oo u soo hoyatay dadka hantiilayaasha gaadiidka xamuulka ah ee reer Somaliland oo wakhtiyadii hore gidaarada shaqo la'aan u tubnaa oo gaadiidkoodu shaqo baaxadaa leh aanu heli jirin wakhtiyadii hore haba yaraatee, dedaalkani waxaa horseed u ahayd xukuumada JSL oo heshiiskii ay la gashay Itoobiya ay ka mid ahaayeen in dawlada aynu deriska nahay ee Itoobiya ay wax kala soo degto Dekedda Berbera taasi oo ku cadaynaysa iskaashiga saaxiibtinimo ee labada dal ee waafiga ah waxaana intaasi dheer gaadiidkaasi xamuulka ah ee u raran Itoobiya marka ay Berbera rarka ka soo qaadaan waxay ku yara hakadaan magaalada Tog-wajaale ee xadka labada dal, waxaa iyagoo qaybo ah dawladda Itoobiya ay ciidan suga aminga gaadiidkaasi xamuulka ah ay raacisaa marka ay fooda la galaan gaadiidkaasi qarka shishe ee Itoobiya. Waxaynu dareensan nahay inay gaadiidkii xamuulka ahaa ee ganacsatada dalku raran jirtay inay meesha hore uga baxday waxaana ganacsade kastaa uu samaystay gaadiid uu leeyahay taasi oo suuqii gaadiidlayda xamuulka ah caqabad ay kala soo deristay shaqo la'aaneed.

 

Ganacsatada dalka ayaa looga baahan yahay inay joojiyaan gaadiidka ay iyagu soo iibsadeen, taasi oo meesha ka saartay iska **** ceeshkii ganacsiga, waxana haboon inay isticmaalaan gaadika xamuulka ah ee dadweynaha

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

This Border Town on the Ethiopian Somaliland border makes more money then probably, all the cities outside somaliland. This border town has a road build by the E.U. straight to Addis Abba. All of Ethiopia's goods come through it, all the cattle of Ethiopia come through it to go to market in the arab world and this is a village in somaliland. our villages are outperforming you, what do you think of our cities....?

 

loooooooooooooooooooooool, these guys have no idea just blind ego.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this