Sign in to follow this  
Rokko

Abdiqasim is once again accused of murder and starting a tribal war

Recommended Posts

Rokko   

First it was Kismaayo, then Somaliland, now it is about the Xeeraale tribal war which he is accused of being the dude behind it na'mean. Everyone is accusing this dude.

 

The people of Caabudwaaq are pissed as hell na'mean.

 

 

Afhayeeenka U Hadlay SNF-Galgaduud Oo Ku Eedeeyey Kooxda Carta Dagaalka Ka Socda Xeeraale

 

Waxaa noo suurtogashay inaan wareysi dheer aanu la yeelano afhayeen u hadlay SNF-Galgaduud, kaasoo aanu wax ka weydiinay dagaalada ku soo noqnoqonayey degaanka Xeeraale ee Gobalka Galgaduud intii muddo ahayd iyo sababaha dhaliyey. Afhayeenku waxaa uu yiri " Dagaaladan qasaarooyin naf iyo maalba leh waa geysteen, ilaa iyo haddana waa socdaan, waxaana uu ka istaagi la yahay kooxda Carta oo si toos ah dagaalada uga qeybqaadata iyo weliba abaabulka iyo hurinta colaada oo ay muddo dheer ka soo shaqeynayeen".

 

Ma war laga weydiiyey af hayeenka inuu wax cadeyn hayo inay kooxda Carta ay ku jiraan dagaalada Xeeraale ka socda.

Af hayeenku waxaa uu ku jawaabey "Waa xaqiiq inay si toos ah dagaalka ugu jiraan oo gurmad iyo abaabul ka wadaan Muqdisho iyo Dhuusamareeb. waxaana lagu arkay dagaalka baabuurta teknikada ah oo ayagu leeyihiin calaamadahoodana ay ku qoran yihiin,qaarkood lagu gubay dagaalada"

 

Waxaa kale oo aanu weydiinay in wax nabadeyn ah oo loo soo jeediyey inay ku gacanseereen, tusaale ahaan, nin asagu sheegta inuu yahay Gudoomiyaha Gobalka Galgaduud oo la yiraahdo Yusuf Ciyow (Goobe), ayaa marar badan u sheegay idaacahadaha Hornafrik iyo BBCda in beesha Caabudwaaq ay nabadda diidan yihiin?.

 

Afhayeenka ayaa si kulul uga jawaabay arrintaas " Ninka aad sheegeysid waa taliyaha ciidamada dagaalka nagu dhaxeeyo , marka sidee buu arrintaas nabadeynta uga qeyb qaadan karaa?

 

Waxaan kale oo aanu weydiinay afhayeenka inay jiraan wax nabadeyn ah oo loo soo jeediyey sidii loo joojin lahaa colaada iyo dhiiga daadanaya labada dhinacba?. Afhayeenku waxaa uu yiri"Annaga wax arrintaan dagaalka dhexdhexaad ah oo noo yimid ma jiraan, waxaan ku diidna nabad ma jiraan, laakiin, annagu degaankeenii ayaa nagula heystaa oo difaac ayaanu ku jirnaa oo cidna weerar kuma qaadno".

 

Afhayeenku waxaa kale oo intaas ku daray in kooxda Carta ay dagaalka u wakiil uga yahay nin ganacsade ah ooo la yiraahdo Sheekh Maxamuud Xasan oo ah nin ay isku hayb yihiin C/Qasim Salad, ninkaas oo dagaalka dhaqaale iyo fara badan ku bixiya. Ninkaas oo dagaalada sokeeye ee dalka Soomaliya ka hor ka tirsanaan jiray koox Xer ah oo fadhigeedu ahaa degaanka Xeeraale, hadana ka mid ah dadka lacagaha badan ka sameeyey dagaaladii sokeeye ee dalka Soomaliya

 

Sidoo waxaa kale shalay soo gaarey Gedonet Online, qoraal ay ku saxiixan yihiin 75 xubnood oo isugu jira waxgarad, aqoonyahanno iyo siyaasiin ka soo jeedda Beesha Caabudwaaq kuwaas qoraalkooda ku cambaareyey Kooxda Carta dagaalada iyo colaadda ay ka hurinayso degaanada Xeeraale iyo abaabulka ay ka wadaan magaalada Dhuusamareeb.

 

Gedonet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Soomaali maxee dhaheen? Wixii xunba Xaawa leh??

 

Bar iskeerso maloo dhihin.

 

Tribal skirmishes were there long before C/qaasin came to the scene, and there will certainly be there long after he is gone.

 

Soo bari.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

The fighting in Galgaduud Region started years ago when a person from the qabiil of the late Siyad Barre killed an innocent old respected wadaad (whom my grandmother knew personally) from Donbira's clan.

 

Diya was paid to the sheikh's family, but last year one of the sons of the wadaad killed a prominent businessman (an uncle of mines). Then the fighting started between the two major clans of Xeraale.

 

As it was allegedly said, some sub-clans from Muqdisho and Dhuusamareeb asked the clan from Abudwaq to leave Xeraale permanently or risk a full-scale war with Donbira's clan combined with the clans from Dhuusamareeb and lower. The clan from Abudwaq responded with war.

 

Some released hostages have testified that most of the sub-clans of the main clan of Muqdisho are in the war except Cisman Caato's sub-sub-clan. They have also testified that they know for sure Abdiqasim is supplying his clan and Donbira's clan with financing and weapons.

 

God knows if all of this is for sure, but all I know is Donbira's clan's wounded are going to Dhusamareeb and Muqdisho, while the clan of Abudwaq's wounded are going to Galkacyo.

 

Endless tribal fighting! It is really a pity, peace alludes Somalis by a wide margin.

 

[ March 22, 2004, 07:49 PM: Message edited by: Admin ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this