Sign in to follow this  
General Duke

Buhoodle; Meeting of PUNTLAND Issims nder way

Recommended Posts

Kulan Buhoodle uga furmey caaqilada PL

31 Oct 31, 2007 - 9:33:43 AM

 

Cuqaal tiradoodu ay gaarayso ku dhawaad 50 oo ka kala tagay degmooyinka Laascaanood iyo Garoowe, ayaa gaaray Buuhoodle ee Gobolka Cayn; halkaas oo ay doonayaan inay ka furaan wadahadallo lagu doonayo in lagu qaboojiyo xiisadaha degmada Laascaanood ka taagan.

 

Cuqaasha ka tagtay magaalo madaxda Puntland ee Garoowe oo uu hoggaaminayo Garaad Saleebaan ayaa waxay gaareen degmada Buuhoodle iyadoo halkaas ay ku soo dhaweeyeen xubno ka tagay degmada Laascnood oo uu hogaminayay Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac.

 

Garaadadaan isugu tagay degmada Buuhoodle ee Gobolka Cayn ayaa kulankooda ay ku yeelanayaan halkaas wuxuu salka ku hayaa sidii xiisadaha u dhexeeya beelaha gobolka Sool loo xalin lahaa kuwaas oo kala tagersan mamulada PL iyo Somaliland.

 

Magaalada Laascaano ayaan waxa gacanta ku hayn labada maamul ee Puntland iyo Somaliland balse ay ku suganyihiin maleeshiyo beeldyo kala tagersan labada maamul.

 

Garowe Online, Garowe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this