Deeq A. Posted October 3, 2023 Shirgudoonka Wakiillada oo Xaadiriyay Xildhibaannada Maqan Hargeysa(Qaran n)-Cali Xaamud Jibriil, Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa mid mid u xaadiriyay Xildhibaano aan saaka Golahaasi foodda soo galin waa kuwan magacyadoodu:- 1- Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf 2- Xildbibaan Xasan dhuxul Laabsaalax 3- Xildhibaan Adan Cismaan Xarbi 4- Xildhibaan Aamina Fariid Cilmi 5- Xildhibaan Aamiin Saleeban Jaamac 6- Xildhibaan Axmed Jaamac Salax 7- Xildhibaan Axmed Maxamed Hurre 8- Xilshibaan Axmed Yaasiin Maxamed Xasan 9- Xildhibaan Axmed Yuusuf Nuur guruuje 10- Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun 11- Xildhibaan Bille Cabdi Ducale 12- Xildhibaan Cabdikariin Aadan Cumar 13- Xildhibaan Cabdikariin Mahad Maxamed 14- Xildbibaan Cabdiqani maxamed Aadan 15- Xildhibaan Cabdiraxmaan Yuusuf Maxamuud 16- Xildhibaan Ibraahim Cali Jaamac 17- Xildhibaan Jamaal Adan Diiriye 18- Xildhibaan Jamaal Cali Adan 19- Xildhibaan Jimcaale Axmed Cilmi 20- Xildhibaan Maxamed Xuseen Maydhane 21- Xildhibaan Mukhtaar Ibraahim Caashi 22- Xildhibaan Mukhtaar Xasan Maydhane 23- Xildhibaan Nuuraddiin Axmed Dayib 24- Xildhibaan Qasin Aadan Saleebaan 25- Xildhibaan Saalax Maxamed Diiriye 26- Xildhibaan Saleebaan Maxamed Faarax Qaran News Share this post Link to post Share on other sites