Sign in to follow this  
Resistance

The Talibanization has started

Recommended Posts

Where in our religion does it say we must impose a dress code on our women .. yes quide the Muslims to dress occordingly but even the Prophet ( saw ) did not impose it.

 

Wareegto lagu mamnuucayo labiskii hore ee dumarka oo ka dhaqangashay Magaalada Kismaayo

 

Jimco, May 15, 2009(HOL): Maamulka Islaamiga ah ee Magaalada Kismaayo, ayaa Amar ku bixiyay 7dii bishan May in Haweenka looga baahan yahay in ay xirtaan Dharka Xijaabka, gaar ahaan midka adag, waxaana haweenka loo qabtay muddo 7 maalmood ah. hadda haweenka magaalada waxay wada qabaan Xijaab adag oo cowradooda asturaya.

 

Maalmihii laga soo gudbay ayaa waxaa laga dareemayay haweenka ku dhaqan Magaalada Kismaayo Qabanqaabo Xooggan, iyadoo Goobaha Dharka lagu tolo ee loo yaqaan Dawaarrada ay buuxdhaafiyeen Haween iyagu doonayay in ay toshaan dharka Xijaabka loo yaqaan, si aaney u jebin ammarka maamulka.

 

Mas'uuliyiin u hadlay maamulka Islaamiga ah ee magaalada Kismaayo waxa ay sheegeen in ciddii jabisa Ammarkaasi ay Ciidamada Amniga Tallaabo ka qaadi doonaan, loona taxaabi doono Xabsiga, isla markaasina ay muteysan doonyo ciqaab waafaqsan amar diidada ay sameysay.

 

Mudadaan ayaa ku ekeyd Maalinnimadii shalay ahayd ee aan ka soo gudubnay, waxaana maanta la arkayay Ciidamo Dumarka ugu baaqayay in aan la arki karin Haween Xijaab La'aan ah, iyadoo ay jireen Haween xabsiga loo dhigay sabab la xiriirta in aaney u hoggaansamin ammarkii la faray ee ahaa in ay xijaab adag xirtaan.

 

Hiiraan Online

Kismaayo, Soomaaliya

 

http://www.hiiraan.c om/news/2009/May/war arka_maanta15-6483.h tm

Share this post


Link to post
Share on other sites

Even ayeeyooyinkii ayee jilbaabka ad adag ku qasbooyaan according to my hooyo who went earlier this month to degmada Waajid, a town controlled by dhalintaan wareersan. Eebboow.

 

Waa wax wareersan diinteena suuban hal iyo laba waxee ka yaqaaniin jirin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Soo weydii abaayadiis. Dadkaas dhaqan kale ayee wataan ee diin ma wataan. My mother's long-time friend is complaining about that jilbaab and how it is giving her a headache markee gishato, but she can't go outside without it haddii kale waala karbaashaa iyo dharbaaxo.

 

Can you believe dhalin teenage ah oo qaarkood ee ayeeyo u noqon karto saas ula dhaqmaayo, where is the xishmo iyo ixtiraan loo haaye for elders? Adiga lee sheeg.

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

MMA,Diinta qalad aa laga galooya, intee lagu arkay aduunka cunug yaroo ayeeydiis kuqasbaayo dharka nooca eeey xiran laheed

 

M-ooryaanta cimmaaamada gadudan loo so xiray calooshooda ushaqeestayaasha ah umada allaha ka qabto

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this