Sign in to follow this  
Deeq A.

๐Ž๐†๐€๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’: ๐™ˆ๐™ช๐™ฃ๐™–๐™–๐™จ๐™ž๐™—๐™–๐™™๐™™๐™– ๐™๐™–๐™จ๐™–๐™ญ๐™– ๐˜ฟ๐™๐™–๐™ก๐™ก๐™–๐™จ๐™๐™–๐™™๐™™๐™– ๐™‰๐™–๐™—๐™ž ๐™ˆ๐™ช๐™ญ๐™–๐™ข๐™š๐™™ (๐๐๐Š๐‡๐€)

Recommended Posts

Deeq A.   

๐Ž๐†๐€๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’: ๐™ˆ๐™ช๐™ฃ๐™–๐™–๐™จ๐™ž๐™—๐™–๐™™๐™™๐™– ๐™๐™–๐™จ๐™–๐™ญ๐™– ๐˜ฟ๐™๐™–๐™ก๐™ก๐™–๐™จ๐™๐™–๐™™๐™™๐™– ๐™‰๐™–๐™—๐™ž ๐™ˆ๐™ช๐™ญ๐™–๐™ข๐™š๐™™ (๐๐๐Š๐‡๐€)

Hayโ€™ adda Shagaalaha Dawladdu iyada oo ka duulaysa Xeerka Shagaalaha Dawladda, Xeer Lr97/2022, Qodobkiisa 64-Aad, waxa ay ku wargelinaysaa dhammaan masuuliyiinta Wasaaraddaha yo Hayโ€™addaha Dawliga ah, in shagaalaha dawladdu fasax ka yihiin shaqada ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—”๐—ฟ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐Ÿฎ๐Ÿณ ๐—ฆ๐—ฒ๐—ฝ๐˜๐—ฒ๐—บ๐—ฝ๐—ฒ๐—ฟ, ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฏ,

oo ah xuska Dhalashada Nebi Maxamed, Naxariis iyo Nabad geliyo korkiisa ha ahaatee kuna beegan 12 Rabicul Awal 1445 ee Miilaadiga.

Munaasibaddan awgeed, waxa aan halkan uga hambalyaynayaa dhammaan shaqaalaha dawladda, xaasaskooda, caruurtooda iyo guud ahaan shagaalaha JSL. Waxa aan u rejaynayaa in aynu ku gaadhno bishan bisheeda bash-bash, badhaadhe, iyo nabad gelyo sannadkan sannadkiisa maalintan oo kale. haddii Alle raali ka noqdo.

FG: waxa shaqada dib loogu soo noqonayaa maalinta ๐—ž๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฎ, ๐Ÿฎ๐Ÿด ๐—ฆ๐—ฒ๐—ฝ๐˜๐—ฒ๐—บ๐—ฝ๐—ฒ๐—ฟ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฏ

IMG-20230926-WA0004.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this