Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

When Telefishinka "Qaranka" became Telefishinka Qabiilka

Recommended Posts

After the hostile takeover of Telefishinka Qaranka by moooryaantii Alqabyaala and co. in 2021 in support of Baahane, it became a severe tolka mouthpiece. If one randomly checks their YouTube page, their overwhelming clips are about Galmudug, Hirshabeelle and Banaadir. Nothing else.

Prior 2021, they had wariyaal in degmooyin and magaalooyin badan - from Buuhoodle to Dooloow to Boosaaso to Xuddur to Baraawe to Garoowe. They also had diaspora wariyaal. Wariyaal badana wey kala buriyeen, kuwa aanan xirfad lahayn tolka ah keensadeen.

You don't have to believe me - just go and scroll into recent weeks clips and see yourself.

Alqabyaala and co. also cut the short news reports in Afmaay. Hal sano lama arag these clips.

Now they are not even reporting Axmed Naaji Sacad's geeri. Zero news on their YB page. I don't know about their Facebook, but I am sure it is the same. What a shame.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Warbaahin qaran mase warbaahin reereed?

Warbaahinta qaranku waxay ka kooban-tahay:
Muuqbaahiye (SNTV) Telefishinka Qaranka
Soomaaliyeed, Codbaahiye (Radio) Radio
Mogadishu, mareeg (Website), sidoo kale waxa kaaliya Codbaahiye gaar u ah, Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed, lana yiraahdo: SNA RADIO (Somali National Army Radio). Warbaahinta qaranku waxay hoostagtaa wasaaradda WARFAAFINTA. Guud ahaan wasaaradda warfaafintuna way laalan tahay oo cidda maamulkeeda sida saxda ah u hoggaamisa lama yaqaan. Awooddii wasiirka waxa la wareegay wasiir ku xigeen, wasaaraddi iyo warbaahintiina waxa loo raray DHUUSAMAREEB iyo deegaannada ku xeeran.

Haddaba 24-saac ee la soo dhaafay 6-duqeyn oo ay khawaariijtu ku baaba'een ayaa ka dhacday Degmada Ruunnirgood iyo
deegaannadeeda. Duqeymahaas oo mid ka mid ah ay hadda socoto. Haddaba maxay tahay sababta ay u baahin la'dahay warbaahintii ay dowladdu laheyd? Waa waydiin warcelin looga rabo maamulkeeda?

Haddaba duqeymuhu sida ay u dhaceen,
goobaha ay ka dhaceen iyo gooraha ay kala
dhaceen waa sidaan:-

1: Habeen hore abbaaro: 04:15 daqiiqo ah ayaa guri ay ku shirayeen amiirro iyo maleeshiyaad maafiyo ah kuna yaalla bartamaha degmada Ruunnirgood duqeyn culus loogu geystay, sida la soo weriyana gurigaas waxa ku dhintay waxa ku jiray laba amiir, maleeshiyaduna tiro ma leh. Warbaahinta qaranku marna ma aysan tebin.
Sabab?

2: Shalay abbaaro: 12:00 duhurnimo ah meel
degmada Ruunnirgood jihada koofuro ugu
aaddan, isla markaana 7-kiilow mitir u jirta lana yiraahdo: "Gacal Ugaas" waxa lagu duqeeyay maaleeshiyaad iyo madaxdooda oo halkaas qaraxyo ku diyaarinayay isla markaana ujeedkoodu ahaa inay xalaydii aan soo dhaafnay ay mar kale weerari rabeen
deegaanka NUURDUGLE. Dhagartoodiina Eebbe ayaa ku naqay.

Nin halkaas ka baxsaday isla markaana orod
ku tegay tuulo la yiraahdo: "Ceel Abaaji" oo
deexda afkeeda ku taallaa waxa uu yiri: 6-cabdi-bile oo dhashiikayaal ay saarnaayeen, 2-cabdi-bile oo booyada yaryar oo biyo ah ay
saarnaayeen ayey diyaaraduhu gubeen,
maleeshiyadii halkaas joogtana inta nooli way yartahay oo badidood way le'deen. Wuxuu yiri:

5-gentaal ayey nagu dhifatay, ka dibna risaas
ayey nagu rusheysay, mana filayo in wax nooli ay halkaas joogaan.Warbaahinta qaranku marna ma aysan tebin. Sabab?

Sii aqriso

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.