Deeq A. Posted August 14, 2023 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka safar ku tegay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil. Wararku wxa ay sheegayaan in madaxweynuhu uu dhagax dhigay Haamaha kaydka Shidaalka oo ay dhisanayso shirkadda Trafigura. Source Share this post Link to post Share on other sites