Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Xasan Socdaal'a chief of staff resigns

Recommended Posts

Agaasimihii madaxtooyada Somalia oo is-casilay

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu is-casilay agaasimihii guud ee madaxtooyada Soomaaliya, Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud, kaas oo xilkan hayay tan iyo 23-kii May ee sanadkii ee 2022-kii.

Ilo wareedyo xilkas ah ayaa Caasimada Online u xaqiijiya is-casilaadda agaasimaha, kaas oo warqadda ugu gudbiyay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.

Wararka ayaa intaasi kusii daraya in is-casilaadiisa ay la xiriirto arrin shakhsi ah, sida ay kasoo xiganay ilo ku dhow dhow Villa Soomaaliya.

Sida aan xogta ku helnay Xuseen Sheeh Maxamuud ayaa isku casilay arimo la xiriira damaciisa siyaasadeed ee xilka madaxtinimada ee maamulka Koonfur Galbeed.

Ninkan ayaa loo badinayo inuu isu soo sharaxo xilka madaxweynaha Koonfur Galbeed oo dhawaan la qaban doon, walow ay dood xoogan ka taagan yahay xilliga doorashada.

Xuseen Macallin ayaa kamid ah saaxibada aadka ugu dhow madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuuna xubin firfircoon ka yahay xisbiga UPD ee madaxweynaha.

Sidoo kale wuxuu door weyn ka qaatay ololihii dib u doorasho ee Xasan Sheekh oo ku soo baxay doorashadii 15-kii May ee sanadkii hore, kadib markii uu ka adkaaday Farmaajo.

Kadib Xuseen oo markaas shaq la’aan ah, maadaama uu waayay kursigiisii Senator ayaa waxaa loo magacaabay agaasimaha guud ee madaxtooyada oo uu haatan iska casilay.

Agaasimaha intuu xafiiska joogay wuxuu hormuud u ahaa howlo siyaasadeed oo muhiim u ahaa dawladda, gaar ahaan heshiisyadii taariikhiga ahaa ee Golaha Wadatashiga Qaran.

Si kastaba, Ninkan ayaa haddii u ku dhowaaqo musharraxnimadiisa wuxuu kamid noqon doonaa ragga ugu cad cad ee musharixiinta Koonfur Galbeed, maadaama uu ku dhowyahay madaxweyne Xasan Sheekh, sidoo kalena uu taageero weyn ka heli karo Villa Soomaaliya.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

This agaasimaha madaxtooyada resigned due to conflicts with Bukhaari, the so-called wasiiru dowlaha madaxtooyada, who usurped the agaasime's job.

MBB Xasan Socdaal supporters sheeko waxee suuqa soo galiyeen musharax madaxweyne Koonfur Galbeed ayuu rabaa, which is been cad. For one, the (s)elections of Koonfur Galbeed is a year and half away - it occurs in early 2024. Secondly, this agaasime and the current guddoomiaha baarlamaanka, Aaden Madoobe, hail from same clan, which coincidentally also is my clan. Thus Aaden Madoobe has to go before this agaasime even has a chance since madaxweyne maamul goboleed and guddoomiye baarlamaan hal qolo from Koonfur Galbeed isla heysan karin.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.