Deeq A. Posted July 13, 2023 Sacuudi Carabiya ayaa 2 bilyan oo dollar ku shubtay Bankiga Dhexe ee Pakistan, dowladdu ayaa sidaas sheegtay salaasadii, waxaana tallaabadan ay qeyb ka tahay qorshe lagu caawinayo dhaqaalaha Pakistan. Source Share this post Link to post Share on other sites