Sign in to follow this  
Abdi2005

Aadan Saransoor oo xalay Baydhabo isaga baxay

Recommended Posts

Abdi2005   

Aadan Saransoor oo xalay Baydhabo isaga baxay

 

 

Aadan Saransoor oo kamid ah siyaasiyiinta Beelaha Digil iyo Mirifle ayaa xalay ka ambabaxay magaalada Baydhabo,isagoo qabtay dhanka degmada Waajid ee gobolka Bakool.

 

Saran soor ayaa la sheegay isaga iyo 5 kamid ah gawaarida dagaalka oo galbineysa in ay u socdaaleen dhanka Waajid halkaasi oo warar lagu kalsoon yahay ay sheegayaan in ay wadahadallo ku yeelnayanaan isaga iyo Masuuliyiin katirsan Maxkamadda Al Bayaan.

 

Socdaalka Saran Soor ayaa la sheegay in uu ka horeeyay xiriir xagga telephone-ka ah oo Masuuliyiinta Maxaakiimta ay la soo sameeyeen Saran Soor,sidaasina ay ugu yeereen shir wadahadal ah.

 

Dadka reer Baydhabo ayaa u arka talabaadaasi mid lagu go’doominayo dowladda FS,oo iyadu aan awood sidaas ah laheyn,waxaana dadka qaarkood ay sheegayaa in Saran soor laga yaabo dowladda in dagaal uu ku bilaabo.

 

Dowladda FS ayaan wax hadal ah kasoo saarin socdaalka Saran Soor uu ku aaday Waajid,hayeeshee maalmihii lasoo dhaafay ayaa xiisad colaadeed waxaa ay ka dhex taagneyd Saran Soor iyo xubno kamid ah Dowlada FS.

 

 

Jibriil Nuur Alghamidi

Xafiiska MarkaCadey

 

Muqidisho - Somalia

news@markacadey.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

He should have been dissarmed before he fled, one less warlord/criminal will bring us closer to reconcilition inshallah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

He should have been dissarmed before he fled, one less warlord/criminal will bring us closer to reconcilition inshallah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

He should have been dissarmed before he fled, one less warlord/criminal will bring us closer to reconcilition inshallah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this