Sign in to follow this  
General Duke

Presidenr Cade Muse visit to Bossaso..Pics

Recommended Posts

Madaxweynaha Puntland oo galabta soo gaaray magaalada Boosaaso

Last Updated::2007-01-13 02:12:07

 

Bosaso:- Madaxweynaha maamul goboleedka puntland Gen: Maxamuud Muuse Xirsi Cadde oo waayadan

ku sugnaa magaalada Garowe ee xarunta maamulka puntland ayaa galabta soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

 

Madaxweynha ayaa kasoo boqoolay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar haalkaasoo uu labdii maamlmood ee tagay uu kulamo kulalahaa maamulka iyo odayaasha gobolkaasi.

 

Madaxweyne Cadde muuse ayaa markii uu salka dhigay hoygiisa madaxtooyada Boosaaso waxa uu waraysi siiyey saxaafadda waxana uu sheegey inuu maalmo joogi doono deetana uu howlo caafimaad u aadidoono dalka dibadiisa.

 

Madaxweynaha oo la waydiiyey su;aal ku aaddan habka dimoquraadiga ah ee uu hadda ka hor sheegey in maamulka puntland lagu salayn doono ayaa sheegey inuu yahay hankaasi midey hora uga hadleen hadana uusan doonayn inuu siitaabto.

 

Madaxweynaha oo wax laga waydiiyey isbadalka siyaasadeed ee dalku uu galay ayaa sheegey inuu dalku haatan marayo meeshii ugu wanaagsanayd lagana gudbay caqabado badan oo dhibaato ku ahaa jiritaanka ummadda soomaaliyeed.

 

Safarka madaxweynaha oo ahaa mid dhulka ah ayaa waxaa ku wehliyey qaar ka tirsan labada gole ee dowladiisa.

 

 

M-M-welcome & Guleed Muxiyadiin Ilkacase

HorseedNet.com | Boosaaso

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this