Sign in to follow this  
Deeq A.

Ururka Mideeye oo ka horyimid furista Dastuurka iyo mudda kororsi ka dhaca Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1686924246892.jpg?resize=720%2C72

Urur siyaasadeedka Mideeye ayaa maanta oo Jimce ah war-saxaafadeed ka soo saaray mowqifkiisa marxaladda siyaasadeed ee Puntland marayso.

Urur siyaasadeedka Mideeye ayaa ugu horrayn caddeeyay mowqifkiisa furista Dastuurka Puntland waxaana uu si cad uga horyimid in dano siyaasadeed loo furo Dastuurka.

Mideeye ayaa xildhibaannada Baarlamanka Puntland ugu baaqay in ay mas’uuliyadda saaran u gutaan si waafaqsan Dastuurka iyo shuruucda kale ee dalka oo ka fogaadaan wax kasta oo abuuri kara qalalaase siyaasadeed.

Ururka ayaa sidoo kale ka horyimid in uu wax mudda kororsi ah samaysto madaxweynaha Puntland Siciid Deni waxaana uu sheegay in aysan doorashada madaxweynaha dhaafi karin 8 Jan January 2024.

FB_IMG_1686922569158.jpg?resize=720%2C93 FB_IMG_1686922565806.jpg?resize=720%2C93

PUNTLAND POST

The post Ururka Mideeye oo ka horyimid furista Dastuurka iyo mudda kororsi ka dhaca Puntland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this