Sign in to follow this  
Deeq A.

Horseed: Dastuurka Puntland lama furi karo doorashaduna ma dhaafi karto 8 Jan 2024

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1686929809721.jpg?resize=720%2C48

Urur siyaasadeedka Horseed ayaa si rasmi ah u caddeeyay mowqifkiisa marxaladda siyaasadeed ee Puntland marayso xilligan.

Urur siyaasadeedka Horseed ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray kaga horyimid in dano gaar ah dartood loo furo Dastuurka Puntland.

Horseed ayaa sidoo kale caddeeyay in doorashada madaxtinimada Puntland aysan dhaafi karin 8Jan 2024 si waafaqsan hannaanka doorasho ee Puntland.

Ururka ayaa sidoo kale ugu baaqay xildhibaannada Baarlamanka Puntland in aysan ku dhex milmin siyaasadda kana fogaadan tallaabo kasta oo horseedi karta xasilooni-darro.

FB_IMG_1686928303582.jpg?resize=680%2C96 FB_IMG_1686928308820.jpg?resize=720%2C99

PUNTLAND POST

The post Horseed: Dastuurka Puntland lama furi karo doorashaduna ma dhaafi karto 8 Jan 2024 appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this