Deeq A. Posted June 11, 2023 Deg Deg: Cabdirisaaq Khaliif ayaa hada iska casilay Xilkii Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland. Waxaan iska casilay Xilkii gudoomiyaha Baarlamaanka SL , Xubinimadii golaha iyo Xisbigii Waddani ee aan ka tirsanaa” Goor dhow halkan halkan kala soco warkaas oo faahfaahsan” Qaran News Share this post Link to post Share on other sites