Sign in to follow this  
Deeq A.

Faahfaahino dheeraad ah oo ka soo baxaya qarax iyo weerar lala eegtey makhaayadda Pearl Beach ee xeebta Liido, Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   
  1. ⁸Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax iyo weerar lala eegtey makhaayadda Pearl Beach ee xeebta Liido, Muqdisho – rasaas iyo jugo kale ayaa laga maqlayaa makhaayadda oo lagu soo warramayo in ay kooxo hubaysan galeen, mase jiro weli macluumaad ka soo baxay dowladda.
  2. Dad badan ayaa u jimcaysi taga xeebta Liido.FB_IMG_1686335962175.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this