Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo dhawaan ku wajahan Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo ku sugan degaanka Ceel-haarre ee duleedka magaalada Qardho ayaa dhawaan ku wajahan caasimadda Garoowe.

Madaxweyne Deni ayaa sida la filayo ku hakan doona degmada Dangoroyo ee Gobolka Nugaal halkaas oo uu kula kulmayo bulshada degmadaas.

Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in uu todobaadka danbe si rasmi ah u furo Kal-fadhiga Baarlamanka Puntland oo qodoba xasaasi ah horyaallan.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Deni oo dhawaan ku wajahan Garoowe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this