Sign in to follow this  
Deeq A.

Muuse Biixi & Cabdirisaaq khaliif labada Muuse ayaa fudud in dalka laga qabto

Recommended Posts

Deeq A.   
Gudoomiyahaygii Cabdirisaaq Khaliif, war iyo wacaal toona kama hayo isaga oo Laascaanood jooga ayaa iigu dambaysay
Ma jeclaysan talada uu Qaranka kaga maqan yahay, laakiin maaha in nalagu mashquuliyo Cabdirisaaq Talaabo halaga qaado.
Cabdirisaaq Khaliif, waxa uu khalday waxa ka badan waxa uu Muuse Khalday,
Muuse iyo Cabdirisaaq khaliif-na labada muuse ayaa fudud in dalka laga qabto”
Xil. Mustafe Khayreeeye.
May be an image of 3 people and dais

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this