Sign in to follow this  
Deeq A.

Xiisad dagaal oo ka taagan duleedka Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   

Xiisad dagaal ayaa maanta oo Jimce ah ka aloosan jidka laamiga ah ee u dhexeeya Garoowe iyo Sinujiif.

Ciidamo ka tirsan dowladda oo ka yimid dhanka Gobolka Bari ayaa ku soo wajahan degaanka 22-aad, oo ay ku sugan yihiin ciidanka uu hoggaamiyo Jimcaale.

Xiisadda labada dhinac ayaa salka ku haysa qabashada doorashada saddexda degmo ee Garoowe, Dangoroyo iyo Godobjiraan.

PUNTLAND POST

The post Xiisad dagaal oo ka taagan duleedka Garoowe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this