Sign in to follow this  
Kamaavi

Shirkii Xalka Ogadeeniya Xasilooni la'aanta Geeska.

Recommended Posts

Kamaavi   

Shir aad u baalaran oo ay soo abaabushay Jaaliyadda Ogadeenya cariga Ingiriiska oo ka dhacay London oo Gudoomiyaha JWXO goob-joog ka ahaa halkan ka daawo, khudbadihii uu gudoomihu jeediyay oo aad muhuum u ah!

 

Halkan riix

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Gudoomiyaha Jabhada ONLF-Admiral Mohamed Cumar Cismaan oo Waraysi Dheer Siiyay Idaacada BBC.

 

Gudoomiyaha Jabhada ONLF Admiral Mohamed Cumar Cismaan ayaa Waraysi Dheer siiyay Idaacada BBC Isago Isla Markaas ka waramayay Xaalada Ogadēnya , Gaar ahaan Xaaladaha Siyaasadeed ee haatan Taagan, Gudoomiyaha ayaa Isagu sheegay in Ciidamada Jabhada ONLF ay Yihiin kuwo Dagaal Kula Jira Dowladda Itoobiya. Gudoomiyaha ayaa Waraysigiisu ahaa Mid Diirada Saaraya Xaalada Siyaasadeed ee hada Taagan Iyo Danaha Itoobiya ay ka leedahay Kooxaha ay Abaabushay.

 

Hoos ka Dhagayso Waraysiga.

 

Hadii aadan Halkan ka dhagaysan Karin Toos u gal Bogga BBC- Idaacadii 4 GM ee Subaxnimo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

BBC World Service Interviews Abdirahman Sh. Mahdi

 

Friday, 30 July 2010 02:38 Ogadēn Online

 

2njvqyr.jpg

 

In an interview with BBC World Service, the ONLF Foriegn Secretary,

Mr. Abdirahman Sh Mahdi outlines the ONLF's position towards

any peace with the Ethiopian Government; Listen

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this