Deeq A. Posted May 24, 2023 Waxaa maanta Hargeysa iman doona safiirka cusub ee dawlada Ingiriis-ku u soo magacowdey Somaliya Safiirkan cusub Mr.Michael Nithavrianakis ayaa kulamo la yeelan Doona madaxweynaha Somaliland , madaxda xisbiyada mucaaridka iyo ururada bulshada rayidka ah . Qaran News Share this post Link to post Share on other sites