Sign in to follow this  
Deeq A.

War cusub oo ka soo baxay Shaqaaqadii & Xiisadii Beryahan ka aloosnayd Hawdka togdheer

Recommended Posts

Deeq A.   
Magaalada Burco waxaa maanta loo fadhiya soo af-jarida colaadii maalmihii u dabeeyay ka tagnayd Hawdka gobolka Togdheer,
Waxaa la dhaarinaya mid 25 xubnood oo ka kala socda laba beelood ee colaadu dhex martay.
348940300_558465216467991_50556151047005
348937596_271868541909670_24457868761796
349057795_805230004015196_30357950429432

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this