Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddida caalamiga Suxufiyiinta, oo ugu baaqay Xukuumadda Somaliland in ay si deg deg ah oo shuruud la’aan ah u sii dayso Suxufiyad Bishaaro Baanday

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddida caalamiga Suxufiyiinta, ayaa ugu baaqay Xukuumadda Somaliland in ay si deg deg ah oo shuruud la’aan ah oo aan dib u dhac lahayn u sii daayaan Suxufiyad Bishaaro Baanday oo ku xidhan magaalada Hargeysa.

Qoraal ay guddidani soo saartay, ayaa waxa ay ku sheegeen in xoriyadeeda loo soo celiyo Weriye Bushaaro Baanday, oo ay sheegeen in markii la qabanayey ay Boolisku dhaawacyo gaadhsiiyeen.

wakiilka CPJ ee Afrikada Saxaraha ka hooseeya, Muthoki Mumo. “Lahaanshaha fikrad diidmo ama dhaleeceyn waa inaan weriye kasta loo gelin xabsiga.

Xukuumaduhu waa inay dhiirigeliyaan aragti kala duwanaanta, halkii ay cabudhin lahaayeen aragtiyaha kala duwan ee bulshada dhexdeeda.” Ayey tidhi Muthoki Mumo oo ah Wakiilka CPJ ee Afrika

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this