Sign in to follow this  
Deeq A.

Agab u socday Maleeshiyaadka SSC-khaatumo oo lagu xanibay Muqdisho+Xildhibaan ka hadlay & Nooca Tafaasiisha Agagabka

Recommended Posts

Deeq A.   
Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya ayaa beeniyay in agabkii ay dowlada soomaaliya qabatay ee ku sheegtay in ay Al-shabaab u socdeen ay tahay midaan waxba ka jirin balse agabkaasi u socday Malayshiyada Laascaanood.
May be an image of 1 person and text that says 'Dayah Omar 1m・ Dadka SSC. Halgan adag ayay ku jiraan agabkoodana waa u bahan yihiin haloosiidayo, Waxii la-isku sawirikaray waa laysku sawiray,!! 'Amniga iyo shaqada dadka loohayo ka-runsheegid ayay u baahan tahay, Cajiib waaye, Two Way Communications shani $50.0 .SD 82.808.80 Manthufur M4852'

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this