Deeq A. Posted May 21, 2023 Xayiraad socdaal oo ku saabsan ku tumashadda xaquuqda aadanaha. Ayaa dowladda South Africa ku soo rogtey. Madaxweyne Bihi. Waana talaabo dowladdaha caalamku isla qaateen. Markey arkeen inuu yahey. Nin aan ixtraameyn qawaaniinta dowladdnimadda ee lagu ilaaliyo xaquuqdda shacab walba oo addunka ku nool. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites