Deeq A. Posted May 17, 2023 Saaka ayaa Bushaaro Baanday la horkeenay maxkamadda oo u jartay todoba maalmood oo rumaan ah. Waxa lagu eedaynayaa warbixinada ay tebisay gaar ahaan kuwa khuseeya dagaalka Laascaanood. Garyaqaan Dafac. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites