Sign in to follow this  
Thankful

President Cade travels to Holland and Belgium

Recommended Posts

Hello, can someone please translate the text below into English, or link me to a website that has this text in English? Thank you.

 

--------------------------------

Khayraadka Puntland

Madaxweynaha Puntland ayaa ka hadlay arrimaha soo saarida Khayraadka.

 

Md.Cadde Musse ayaa sheegay in wakhti dheer la oronayey in dalka Soomaaliya ay ku jiraan macdan badan, isla markaana ay weli dadka ka baahan yihin.

 

Madaxweyna ayaa sheegay inuu ku dadaalay sidii loo heli lahaa shirkado baara macdanta si ay shacabka reer Puntland iyo Somaliweynba ay uga gaaraan horumar balaaran.

 

Madaxweynaha oo ka hadlay shirkadihii la xariireen ayaa sheegay in ay la xariireen dhamaan shirkadaha waaweyn ee kuwa shidaalka iyo kuwa kale ee macdanta.

 

"...weynadiideen shirkadaha waaweyn sababtoo ah waxay yiraaheen Somaliya, nabad maaha oo xabad baad ka socota,....kuwii kalena waxay nagu yiraaheen 75 sano ayey qaadaneysaa soo saarida shidaalka...." ayuu yiri Madaxweynaha oo ka hadlayey caqabooyinkii ay kala kulmeen Shirkadaha waaweyn ee shidaalka.

 

Madaxweynaha ayaa sidoo kale ka dhawaajiyey in ay jiraan dowlado diidan in Soomaaliya laga soo saaro shidaal isla markaana u balan qaaday Puntland in ay lacago badan siinayaan hadii la joojiyo baaritaanka hada la wado.

 

"....Anagu yeeli meyno in aan lacago dhaafsiisano khayraadkeena oo aan lasoo baxno..." ayuu yiri Madaxweynaha oo dadkii halkaasi joogay uga waramaya marxaladihii laga soo maray barnaamijka soo saarka khayraadka Puntland.

 

Madaxweynaha Puntland ayaa sidoo kale sheegay in ay jiraan ajaanib iyo mas'uuliyiin dalal shisheeye oo ugu hanjabay Puntland in aan khayraadka Puntland lasoo saarin, balse u joojin meyno danaha Puntland hanjabaada iyo laaluushka, ayuu yiri Madaxweynuhu.

 

Madaxweynaha ayaa sheegay in kadib wakhti dheer iyo xiriiro kale gedisan ay wada kulmeen shirkada laga leeyahay dalka Australiya.

 

Shirkadaasi oo sheegtay in ay kharaadka Puntland kusoo saari doonto 15 sano gudahooda, balse arrinkaasi waanu ka diidnay ayuu yiri Madaxweyne Cadde Musse.

 

"...Waxaanu shirkadan u qabanay in ay ku shaqeyso 90 illaa iyo 120 casho gudahood..." ayuu yiri Madaxweynaha Cadde oo intaasi ku daray inuu rabo wakhti dhow in Puntland laga gaaro horumar badan.

---------------------------

Share this post


Link to post
Share on other sites

If someone could give a brief summary of the article in English I would appreciate that. I am having trouble trying to translate this to English.

 

Thank you.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Blossom the president as we know has been recently going on frequent trips and this trip i say is no different from previous ones and that this time he says the mineral deal between putland and the australian comp is in good shape or in other words i think he is perhaps informing some elders, politicians and isima wanna bee's one day to support hime since he's got the parliaments chair shikh shariifs stamp approval :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this