Sign in to follow this  
Liibaan

Derbi Jiifyadii Hargeysa Burco oo Dhar Askareed Loo Soo Xidhay oo la keenay Lascanod

Recommended Posts

Liibaan   

Derbi jiifyadii hargeysa iyo burco oo dhar askareed loo soo xidhay oo la keenay deegaano hoostaga lascanodDerbi jiifyadii hargeysa iyo burco oo dhar askareed loo soo xidhay oo la keenay deegaano hoostaga lascanod.

 

Derbi jiifyadii hargeysa iyo burco oo dhar askareed loo soo xidhay oo la keenay deegaano hoostaga lascanod.

 

Waxaa lagu arkayaadhalinyaroderbi jiif ka ahayd hargeysa burco iyo berbera oo tuute askareed loo soo geliyey oo dhex qulqulaya degmooyin hoos yimaada laascaanood kuwaas oo dhanka galbeed kaga beegan lascanod degmooyinkaas oo ay kamid yihiin Tuulo Samakaab,Adhicaydeeye iyo Yagoori.

 

Jiridan loo soo labisay ayaa hadafkoodi yahay in hadii dagaal ka qarxo deeganda ssc ay bililiqo ka geystaqan deeganada la keenay.

 

shacabka ku dhaqan deegaanadaas ayaa yagu ka biyo diidan jiridan loo soo geliyey dhar asakareedka ee la keenay deeganka.

 

GalgalaNews

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this