Deeq A. Posted May 9, 2023 Garoowe: Ciidamo mushahar la’aan ka cabanaya ayaa xidhey kaantaroolka bari ee caasimadda, iyaga oo hakad geliyey isku-socodka gaadiidka gobollada. Waa dhacdooyinka Puntland ku soo noqnoqda ciidamo mushar la’aan u goosta jid. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites