Sign in to follow this  
Deeq A.

In Danyarta Berbera Laydh loo helo waxaa caqabad ku ah oo hortaagan…….

Recommended Posts

Deeq A.   
 In Danyarta Berbera Laydh loo helo waxaa caqabad ku ah oo hortaagan Maayir Cidin!
“Mushkilada laydhka Berbera markasta oo lays yidhaa xal waara haloo helo waxaa caqabada koobaad ku noqda Duqa Degmada Berbera mudane Mayor Cabdishakur Maxamud Cidin .
Degmada Berbera waxaa ku nool danyar aan awoodin in ay bixiyqan qiimaha xad dhafka ah ee ay kusoo dalacdo warshada laydhku sidookale awood dhaqaale oo magalada kaga xagaabaxaana xiliga xagaagana aan lahayn, waxaa hore loo yidhi ruqe ninkii lahaa dabada hayo ma kacdo reer Berbera cabashadoodu wey taagnaan doontaa ilaa inta ay ka baxayso meesha danta shaqsiga ahi.”
ciddin.jpg
W/Q: Xildhibaan Cali Qaran.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this