Sign in to follow this  
Deeq A.

Waxba loogama baahna SHIRKAD DHISME oo SHISHEEYE dibu dhiska Sariibada SUUQA WAAHEEN maadaama nashqadii  la hayo.

Recommended Posts

Deeq A.   
Waxba loogama baahna SHIRKAD DHISME OO SHISHEEYE wajiga hirgalinta ( implementation phase) dibu dhiska sariibada SUUQA WAAHEEN maadaama nashqadii la fulinaayey lahayo.
INYATASI, waxay dalkeeda ka hir-galisay wado 52 Km ah oo ay kuqaadatay R 1.1 billion oo ah lacagta dalkooda. Dhismaha mashaariic dawladeed oo intoodii badnayd fashilmay dhibtoodiina lala tacaalaayo iyagoo lacago badan lagu lunsaday.
Shirkadaha dalka kajira ee muwaadiniinta ah ayaa xaq uleh shaqada dibu dhiska suuqa waaheen kuna filan. Shirkad shisheeye, qarashka ama qiimaha ay wax kudhisayso ( Contract Bidding Price) aadbuu uuga saraynayaa qiimaha ay kudhisayaan shirkadaha guduhu marka la eego soo guurida, abaabulka iyo rarida qalabkeeda iyo shaqaalaheeda ( Mobilization).
Goo-goosbaynu kadhigaynaa warka BUDHCADA😎
345157322_571587965076607_16322927091920
345149687_247656197830752_15055535045941
345160517_204210872390363_23978345282045

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this