Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Taiwan oo Safar Shiinuhu ka sii digay  ku tegtay Maraykanka

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Taiwan Tsai Ing-wen, ayaa booqasho ku tegtay Maraykanka iyadoo halkaasi kaga qayb-galaysa shir Caalamiya sidoo kalena la kulmaysa madax ka tirsan Maraykanka.

Shiinaha ayaa ka digay safarka madaxweynaha Taiwan ee Maraykanka oo uu ku sheegay in la farogeliyay madaxnaanidiisa balse afhayeen u hadlay Aqalka Cad ayaa sheegay in ay xaq u leeyihiin casuumadda hoggaamiyaha Taiwan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this