Sign in to follow this  
Deeq A.

Roobabkii maanta oo waxyeeello weyn gaadhsiiyay Biriijka cusub ee Dacar-budhuq

Recommended Posts

Deeq A.   

Biriijka (Buundada) cusub ee Dacar-budhuq ayaa waxyeeello ka soo gaadhay roobabkii maanta.

Biriijkan oo u dhexeeya Berbera iyo Hargeysa ayaa ah biriijkii labaad ee Imaraadka Carabtu maalgeliayay ee waxyeelo soo gaadhay.

Roobkii hore ayaa waxyeello gaadhsiiyay biriijka Lafaruug oo isna ka mid ah kuwa cusub ee Imaraadka Carabtu maalgeliyay ee waddadada Berbera Corridor.

FB_IMG_1680122762127.jpg FB_IMG_1680122766379.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this