Sign in to follow this  
Deeq A.

Weedhihii Gudoomiyaha Barlamaanka S/land C/risaaq Khaliif Ka jeediyey Buhoodle

Recommended Posts

Deeq A.   
Guddoomiye Khaliif ayaa sidan yidhi
“Waxaan Safar ku tagay magaalada Buuhoodle oo ka mid ah magaalooyinka aan deegaanka u ahay, waxaanu iska xaal waraysanay odeyaasha dhaqanka xaalada lagu jiro.
Bulshada reer Buuhoodle waxaan uga mahadcelinayaa sida ay marwalba isugu duuban yihiin, ayna uga goan tahay midnimada bulshada degaankan”
337235032_1255289411732790_3643875416542
337020162_940301227184486_45806791674902

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this