Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta oo Kulan La Qaatay Safiirka Sucuudiga

Recommended Posts

Deeq A.   
Gudoomiyaha ha’yadda maaraynta musiibooyin Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle yo wafdigiisa ayaa la kulmay safiirka boqortooyada sacuudi carabiya Axmed bin Maxamed Al- muwaladi.
Safiirka ayaa balan qaaday inay si dhaw ula shaqeynayaan hay’adda SoDMA ayagoo kaashanaya hay’adahooda sida xarunta King salmaan ee gargaarka deg dega ah .
Dhanka kale gudoomiyaha ayaa uga mahadcelshay safiirka iyo dowladiisaba garab istaaga iyo kaalmada bani aadanimo oo ay soomaaliya siinayaan xilligaan adag.
Dowladda Sucuudiga ayaa waxaa ay qeyb ka tahay dowladaha Soomaaliya ka taageera dhanka gargaarka, iyadoo xilligaan Abaar daran ay ka jirto dalka oo dad iyo duunyo saameysay.
Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this