Sign in to follow this  
Deeq A.

War ka soo kordhay Markab Dekeda Berbera Ka qaaday Xoolo oo Ku xayirnaa Dekedaha Sucuudiga

Recommended Posts

Deeq A.   
Markabka Dekeda Berbera Ka qaaday Xoolo oo Ku xayirnaa Dekedaha Sucuudiga ayaa lagu guulaysta in laga Dejiyo Xoolihii Saarnaa….
Markab lagu Magacaabo Terest 1 oo Xoolo Nool oo dhan 1634 geel ah Ka qaaday Dekeda Berbera ee Somaliland oo mudo 7 cisho ku xanibnaa Dekadaha Sucuudiga Isla markaana la Sheegay in laga doonayay waraaqo dhinaca Soomaaliya laga soo qaadanaya ayaa ugu danbayn lagu guulaystay in lag dejiyo caawa iyadoo Xukuumada Somaliland iyo Ganacsatadda Xoolaha ay Ka hawlgaleen sida la xaqiijiyay.
Xoolihii Markabka Ka baxay Dekeda Berbera ayaa iyagoo badqaba laga dejiyey
markab.png

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this