Sign in to follow this  
Deeq A.

Ku dhawaad 40 kun oo neef oo xalay laga dhoofiyay dekeda Boosaaso

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1678387336517.jpg?resize=720%2C40

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa xalay kormeer shaqo ku tegay dekedda magaalada Boosaaso halkaas oo ay ka socotay dhoofinta xoolaha loo iib geeyo dalalka Carabta.

Dekedda Boosaaso ayaa xalay laga dhoofiyay Ku dhawaad afartan kun oo neef oo xoolo ah kuwaas oo loo qaaday Imaaraatka Carabka, Sacuudiga iyo Cumaan.

Wasiirka dekadaha Puntland Mudane Axmed Yaasiin Saalax ayaa sheegay in ay xalay dekeddu martigelisay in ay ka dhoofaan xoolo gaaraya afartan kun oo neef oo loo iib geeyay dalalka Carabta.

PUNTLAND POST

The post Ku dhawaad 40 kun oo neef oo xalay laga dhoofiyay dekeda Boosaaso appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this